Koox sheegatay qaraxyadii lagu hoobtay ee ka dhacay garoonka Magaalada Kabul

Kooxda Dowlada Islaamka ee Daacish ayaa sheegatay masuuliyada qaraxyadii lagu hoobtay ee shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka dayuuradaha Kabul. Ugu yaraan 60 qof oo shacab ah iyo 13 askari oo Mareykan ah ayaa la dilay, kadib markiii laba qarax oo is-miidaamin ah lagu soo weeraray garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul, sida ay sheegeen … Continue reading Koox sheegatay qaraxyadii lagu hoobtay ee ka dhacay garoonka Magaalada Kabul